Samafal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Wanaag iyo taageero cid loo sameeyo.
Samafal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qofka u shaqeeya daryeelka beenii-aadamka dartiisa, yareeya waxyeelayntiisa, dib u habeeya sharciyada ku saabsan ciqaabta.
Samafal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)Taageero iyo wanaag cid u samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga samafal ↴
qaaraan | bil | macruuf | samafale | samafalid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg