Samatabbax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ka nabad gelidda halis iyo cabsi laga nabad galo. ld sabatabbax¹.
Samatabbax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)1. Wax halis ah ka nabad gelin. 2. Wax halis ah ka nabad gelid. ld sabatabbax².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga samatabbax ↴
badbaadso | badbax | badbax | gaasabbax | sabatabbax | sabatabbax | samatabbixid | siraadkor |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg