Sambab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bbo, m.dh)1. (-bbo, m.dh) Xubinta jirka ka mid ah oo neefta gesho kana soo baxdo. 2. Cudur xun oo sambabada ku dhaca (xoolaha). ld sanbab.
Sambab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bbo, m.dh)(c.nafl.) Xubimta neefsashada ee lafdhabarleyda hawada ku neefsata. Lammaane sambab ah ayey ku leeyihiin saabka qafiska feedhaha dhexdooda. Mid kasta waxa uu ka kooban-yahay xuub yar oo qoyan kaas oo u laa-laaban si uu u kordhiyo bedka dusha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sambab ↴
saab | gaade | organ | qaarjeex | qaaxo | urug | alfiyoole | dalqo | darato | dhugato |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg