Sambuuqo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Sanka xoolaha intiisa hore oo jilicsan. ld sambuuq².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sambuuqo ↴
sambuuq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg