Site icon Qaamuus

ereyga

Samir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dulqaad iyo adkaysi dhibaato loo yeesho. ld sabar¹.

Samir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-mray, -mirtay)

Dulqaad iyo adkaysi dhibaato u yeelasho. ld sabar².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga samir

sabar | sabar | tacsi | tacsiyee | dhawriwaa | sabarsii | sabarsiin | sabarsiis | sabbur | sabbur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version