Site icon Qaamuus

ereyga

Sandulle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dalool sanka lo'da laga dalooliyo oo bir laga geliyo si xarigga lagu hoggaaminayo loogu xiro. 2. S. ah: qasab; xoog.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sandulle

hawaan | jajuub | sandullee | sandulleyn | sandulleys | sandulleysan | sandulleysnaan | sandulleysnaansho | bilqasab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version