Site icon Qaamuus

ereyga

Sannad

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-do, m.l)

Waqti hal mar dhulku qorraxda ku wareego oo u dhiganta 365 maalmood ama laba iyo toban (12) bilood. ld sanad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sannad

raabiya | yaare | kaalandar | oomane-u-eke | ugeyb | waagii mesosooik | abriil | agoosto | arrafo | caanomaallo-isle'eg |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version