Site icon Qaamuus

ereyga

sanqarid
(m.f.dh)

eeg sanqar². ld shanqarid, sharqamid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sanqarid

danan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
1. Faras ciyid. 2. Dawan, lacag qaddaaddiic ah iwm sanqarid.

shanqarid [m.dh]
ld sanqarid.

sharqamid [m.dh]
ld sanqarid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version