Sanqo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Daloolka ay isaga furanyihiin sanka iyo afka oo codku ka soo baxo.
Sanqo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-qaday, -qatay)U s.: iyadoo la dhaqaajinayo muruqyada wejiga iyo sanka cid u baaqid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sanqo ↴
sanqasho | sanqoole |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg