Site icon Qaamuus

ereyga

Santaag

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Kibir iyo isla weyn.

Santaag

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

1. Kibir iyo islaweyni muujin. 2. Ka s.: wax nicid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga santaag

santaagid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version