Site icon Qaamuus

ereyga

Saqiir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Ilmo yar. ld siqiir¹.

Saqiir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Ilmo yaraan ku dhimasho. ld siqiir².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saqiir

labadulle | noqo | saqiirid | saqiirnimo | saqiirragawrac | saqiirsuuji | saqiirsuujin | saqiirsuujis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version