Site icon Qaamuus

ereyga

Saqiirsuuji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Ilmo yar nafaqadii iyo xannaanadii uu ku kori lahaa seejin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saqiirsuuji

saqiirsuujin | saqiirsuujis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version