Saraad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Wax dhici doona oo la sii sheego. 2. Calaamado iyo dhacdooyin tus-meeya wax dhici doona.
Saraad
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. Wax dhici doona mala-awaalid. 2. Dhacdooyin tilmaamid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saraad ↴
saadso | durraamo | geedsaraad | saraadi | saraadid | saraadin | saraadis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg