Sarac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)1. Mudmudidda geed la rabo in dhacaan laga keeno la mudmudo. 2. Beerfal. 3. Saf.
Sarac
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-rco, m.l)Laabatada hoose oo gumaarka (bisqanlayda) iyo bowdadu iska galaan. ld sarcan¹.
Sarac
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-rcay, -racday; -rci)1. Wax beerid. 2. Geed qoyan si xabag u dhalo mudmudid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sarac ↴
baasarac | limad | saf | sarar | sarcan | sarcid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg