Site icon Qaamuus

ereyga

Sargaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo/saraakiil, m.dh)

1. Qof madax ah oo maamul dawladeed haya. 2. Qof ciidanka qalabka sida ka mid ah oo xiddigo leh. ld sarkaal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sargaal

leylisargaal | leylisarkaal | sarkaal | xiddigle |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version