Site icon Qaamuus

ereyga

sargadaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax ul yar lala dhacay ahaansho. ld sergedeysan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sargadaysan

sargadaysnaan [m.f.dh]
eeg sargadaysan. ld sargadaysnaansho, sergedeysan, sergedeysnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version