Site icon Qaamuus

ereyga

sarmaan
(m.l)

(sarmaan, m.dh) Geedqodax salka u buuran leh oo xabag macaan iyo asal wanaagsan oo wax lagu carariyo leh, xididdadiisana dhigo laga samaysto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sarmaan

bucul [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Qodaxda geedka sarmaanta marka ay qallasho.

cambuul [m.dh]
Qodaxda sarmaanta marka ay curdanka tahay; dhambacaluul.

hobay [m.l]
1. Dhul boor ah oo ay ku badantahay sarmaanta iyo qansaxa. 2. H. ah: meel cidla ciirsila'ah.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version