Saro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Sumoobidda wax sumoobaan. ld sadho.
Saro
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)Wax dillaac yar u yeelasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saro ↴
abtisarow | doon | kabsaro | macsaro | sarasho | teesaro | toob | toobin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg