Sarriig
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dhawrashada sharafta la dhawrto. 2. Dulqaadka dhibaato loo dul-qaato.
Sarriig
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)ld sarriib.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sarriig ↴
guulato | sarriib | sarriibid | sarriigasho | sarriigid | sarriigo | xil |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg