Site icon Qaamuus

ereyga

Sarsar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Jeexjeex yaryar oo aan maqaarka dhaafsanayn oo oogada loo yeelo. 2. Oodda reerka dusha uga wareegsan; deyr; meegaar; 3. Dhinac.

Sarsar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Qof oogadiisa jeexjeex u yeelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sarsar

dalaandal | dalaandal | jafaan | qolqol | sarsarid | tiif | toobin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version