Sas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Naxdin kedis ah oo lala argagaxo.
Sas
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-say, -stay)Naxdin kedis ah la argagaxid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sas ↴
jaabajaabeysasho | xaabsasho | jaabeysasho | gaabsasho | aamiinsasho | maadeysasho | raabsasho | ubxaysasho | udgoonsasho | waabariisasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg