Sati
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Weel laba qalbac isugu aabburan oo la dhexgeliyo quliyaasha laguna qaado.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sati ↴
gembise | satiyayn | satiyaysan | satiyaysnaan | satiyaysnaansho | satiyee | suun |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg