Site icon Qaamuus

ereyga

Sawax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

Qaylo dheer.

Sawax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Cid aad u qaylin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sawax

caaci | birikinnaas | biriwax | sawaxan | sawaxid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version