Site icon Qaamuus

ereyga

Sawiran

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay)

Wax la sawiray noqosho.

Sawiran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Wax la sawiray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sawiran

maab | raani | abuudiiq | abuutufaax | baashi | looxad | maato | mayl badeed | qulaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version