Site icon Qaamuus

ereyga

Saxan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno/suxuun, m.dh)

1. Weel dhoob ama macdan iwm ka samaysan oo yara godan cuntadana lagu cuno. 2. Shay yar, fidsan, wareegsan oo heeso iwm ku duubanyihiin. ld sixni.

Saxan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(jool.) Bedka guud ee biyo shubka u ah webi iyo laagihiis.

Saxan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-xnaa, -xnayd)

Wax la saxay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saxan

baaf | xagal | abasaxan | absaxan | alji | badeecad | badrad | cagaarside | galangal | kafad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version