Saxar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Cad qori, caws ama wax kale ka soo jabay, aad u yar oo dabayshu qaadi karto; firo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saxar ↴
udo | daacuun | eedaad | kaadidhiig | kaahfalid | kaahin-birlabdanabeed | xaari | xabeed | atam | borotoon |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg