Saxar-qaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)(c.cimi.) Duufaan bus fara badan ka buuxisa gibilka taas oo aragga si la taaban karo u yaraysa, mararka qaarkoodna waxaaba uu gaaraa araaggu ilaa iyo eber.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saxar-qaad ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg