Sayax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Qoyaanka gabaddanadu keento; dharab. 2. ld sayaxid.
Sayax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo, m.dh)(juqr.) Dhammaadka fud baraf, kolka herkulku kor uga kaco barta biyuhu ku fadhiistaan, barafkuna uu biyoobo. Loolalka sare sayaxu waa dhacdo sanadeed muhimad weyn leh, oo dhaca gu'walba, waxana ku xiga milmidda barafka iyo ado-barafeedka iyo wabiyada.
Sayax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)Wax gabaddano ku qoyid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sayax ↴
naatariyam-haydaroogsaydh | dharab | dheel | koostik-soodha | sayaxe | sayaxid | sayaxsan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg