Sayruukh
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-khyo/-awaariik, m.dh)Qalab la gamo, aad u dheereeya oo hawlo kala duwan loo adeegsado. ld saaruukh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sayruukh ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg