Site icon Qaamuus

ereyga

Seeb

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)

Qori dheer oo afka hore u ballaaran oo bedenada iyo huuriyada lagu wado.

Seeb

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Beden, huuri iwm seeb ku wadid. ld seebi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga seeb

gaafal | saafid-tireed | saawee | aseeb | aseebe | aseebid | baay | muqdaaf | muqdaafi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version