Site icon Qaamuus

ereyga

Seeddi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyaal, m.l/dh)

Naag la qabo walaalkeed iyo ninkeedu waxa ay isu yihiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga seeddi

seeddinnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version