Seefle
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Nooc kalluunka badda ku nool ka mid ah oo u eg faras-badeedka, guudse aan lahayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga seefle ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg