Site icon Qaamuus

ereyga

Seegseeg

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

1. Qof nolosha ku fashilay. 2. Qof aan waxba tacban karin; nacas; doqon. 3. Qof aan waxba haysan dhibaatana hayso.

Seegseeg

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Nolol ku fashilid (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga seegseeg

seegseegid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version