Seenyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.)Neef ari ama lo'ah aan geeso lahayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga seenyo ↴
qurdan | seenyoon | seenyoonaan | seenyoonaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg