Seere
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)1. Dalal isku qabsan oo dawlado kala leeyihiin ama gobollo, beero iwm xarriiqda u dhexeysa oo caddaynaysa meesha mid ku dhammaado midna ka billaawdo; soohdin; xudduud; xad. 2. Dhul laga xayiro daaq-sinka xilliga doogga ah si loo daaqo jiilaalka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga seere ↴
abaaseere | abbaseere | antaro | qaran | seer | seeree | xudduud | xudduud |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg