Site icon Qaamuus

ereyga

Seeri

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

1. Firimbi. 2. Dhul ka fog biyaha oo oomane ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga seeri

digniin kamadambeys ah | saranseerid | seerayn | seerid | seeriwale | siiriwale |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version