Seylici
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Qayb ka mid ah dariiqada qaadiriyada. 2. Nooc ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed oo jiib iyo jaan leh, oo ragga iyo dumarkuba wada cayaaraan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga seylici ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg