Site icon Qaamuus

ereyga

Shaabbad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Shay dabo la qabsadana leh oo cijir ama bir ka samaysan oo hadal ama astaamo ku qoranyihiin oo dukumuntiga iyo warqadaha lagu dhufto. ld shabbad, shabbo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaabbad

shaabbadayn | shaabbadays | shaabbadaysan | shaabbadaysasho | shaabbadaysnaan | shaabbadaysnaansho | shaabbadayso | shaabbadee | shabbad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version