Site icon Qaamuus

ereyga

Shaabbadaysan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Dukumenti iwm wax la shaabbadeeyay ahaansho. ld shabbadaysan, shabbaysan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaabbadaysan

shabbadaysan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version