Site icon Qaamuus

ereyga

Shaabbadee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Warqad ama dukuminti shabbad la dhicid. ld shabbadee, shabbee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaabbadee

shaabbadayn | shaabbadaysan | shabbadee | shabbee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version