Site icon Qaamuus

ereyga

Shaabuug

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

Suun dhuuban, dheer, dabo la qabsado leh oo wax lala dhaco; karbaash; jeedal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaabuug

jeedal | shaabuugayn | shaabuugays | shaabuugee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version