Shaac
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:Sh. ah: wax la wada maqlo ama la wada arko oo caan noqda.
Shaac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)War iwm faafid.
Shaacis, Shaaciyoow, Shaaciye, faafin, Faafis*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaac ↴
maadley | maadlow | daalacan | dedan | shaacays | shaacbax | shaacbixi | shaacbixid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg