Shaaci
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)War iwm faafin.
Shaacis, Shaaciyoow, Shaaciye, faafin, Faafis*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaaci ↴
maadley | maadlow | shaacid | shaacin | shaacir | shaacirayn | shaacirays | shaaciree | shaaciro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg