Shaafi
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)1. Cid bugtey caafimaadin (Eebbe). 2. Ka sh.: cid arrin ka bogsiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaafi ↴
igtishaafid | mad-hab | qaqashaafid | qashaafid | shaafici | shaafici | shaafii | shaafiin | shaafiyid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg