Site icon Qaamuus

ereyga

Shaafici

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ciyaal, m.l/dh)

Qof raacsan mad-habta shaaficiga ee fiqiga diinta Islaamka.

Shaafici

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Afarta mad-habood ee fiqiga Islaamka middood.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaafici

mad-hab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version