Shaamareer
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Yaab aad u badan iyo filanwaa.
Shaamareer
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Yaab aad u badan iyo filanwaa dareemid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaamareer ↴
shaamareeri | shaamareerid | shaamareerin | shaamareersan | shaamareersanaan | shaamareersanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg