Shaambo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Dhufashada ay dabada wax ku dhuftaan libaax-badeedka, yaxaaska iwm. 2. Si gaar ah oo lugaha la isugu dhufto marka biyaha gudohooda lagu jiro. 3. Dharka la dhaqayo oo lala dhaco wax adag (dhagax ama qori). 4. Hoore layiig ah, xumbeeya oo jirka, timaha iwm lagu dhaqo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaambo ↴
huy | shaambee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg