Shaandhee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-dheeyay, -dhaysay)1. Warqado turub baandhayn. 2. Dad jagooyin haya isku beddelid. 3. Wax dulduleel badan u yeelid. 4. Wax kala miirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaandhee ↴
shaandhayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg