Shaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)Hu'si gaar ah loo tolay oo leh kulleeti, gacmo, guluusyo la iskula xiro oo dadku qaarka sare ka qaato; shaati.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaar ↴
haashaar | qaashaaran | qaashaarasho | qaashaaro | afmiinshaar | afmiinshaarayn | afmiinshaaree | afmiinshaarnimo | afmiishaar | afmiishaarayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg