Site icon Qaamuus

ereyga

Shacaab-taxan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab ..., m.l)

(c.nafl.) Silsilad dhadhaabeed oo jiifta badda ama badda agteeda, oo badanaa ka samaysan shacaabi dhaliye aad u tiro badan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shacaab-taxan


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version